Halkan ka daawo sheekada Maxamed Ibraahim Bellel oo ah Jilaa Soomaali ah oo qaar kamid ah taxanayaasha Netflix iyo filimaan kale jilay. Filimaanta uu jalay waxaa ka mid ah mid ku sabsan sheeko dhab ah ...
Amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan ayaa heshiis la galay barta muuqaallada baahisa ee Netflix, si ay ugu sameeyaan barnaamijyo kala gedisan, kuwaas oo qaarkood ay iyaguba ka soo muuqan doonaan. "Waxaan ...