Waxaa maanta dalka Jamhuuriyadda Jabuuti looga dabaaldagayaa maalintii xornimada uu dalkaasi ka qaatay gumeystihii Faransiiska oo muddo dheer ka talinayay sanadkii 1977. Xuska munaasibadda 45-sano ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Xasan Shiikh ayaa markii labaad guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa caasimadda u magacaabay Shiikh Yuuusuf Xuseen Jimcaale Madaale, kaas oo horay ula ...
Magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa maalmahan wajahaysa xaalad amni oo aad u cakiran, kadib markii ay halkaasi ka qarxeen dagaallo u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed oo iska soo horjeeda.
Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabay deegaanka Basra, oo ku yaalla dhulka u dhexeeya gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose.
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka u gudbisay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Golaha Culimada Soomaaliyeed, ...
Dowladda Turkiga ayaa laba markab oo ka tirsan ciidankeeda badda u soo dirtay biyaha Soomaaliya iyo gobolka Geeska Afrika, iyada oo sii kordhinaysa joogitaankeeda milatari iyo taageerada amni ee ay ...
Weerarro lagu qaaday maraakiib ganacsi oo marayay Marinka Hormuz ayaa walaac cusub ku abuuray mustaqbalka wada-hadallada nabadeed ee u socda Mareykanka iyo Iiraan, iyadoo marinkan uu weli yahay ...
Taliyaha Ciidanka Lugta ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Markii uu gaaray ...
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (SNU) ayaa si rasmi ah u daahfurtay masrax weyn oo loogu magac daray Prof. Shariif Saalax, taas oo muujinaysa qaddarin qaran oo loo hayo haldoorkii waxbarashada ...
Shabeellaha Hoose: Howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka ayaa goor dhow ka dhacay deegaanka Daniga Baalow ee ...
Ciidanka deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay inay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyeen deegaan ka tirsan gobolka, halkaas oo ay sheegeen inay ku dhuumaaleysanayeen ...
Daraasad cusub ayaa sheegtay in in ka badan 2,700 dhimasho ah oo ka dhacay England iyo Wales , kuwaas oo lala xiriiriyay mowjado kulayl oo aan hore loo arag oo ku dhuftay Boqortooyada UK bilihii May ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results