Munaasabad ballaaran oo lagu soo bandhigayay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aadeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qayb galeen masuuliyiin ka tirsan dowladda ...
deegaanka Aricadeeye ee gobolka Sool, kaddib markii shalay halkaas aano qabiil loogu laayay. Muuqaallo ay aragtay Warbaahinta Goobjoog ayaa muujinaya dadweyne ku howlan aas wadareed loo sameynayo ...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka (NIEBC) ayaa maanta si rasmi ah u soo bandhigay liiska 35 urur siyaasadeed ee loo oggolaaday inay ka qayb galaan doorashooyinka ...
Dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saartay dagaalladii ugu dambeeyay ee Ciidanka xoogga dalka iyo Alshabaab ku dhex maray deegaanno ka tirsan Hirshabelle. War qoraal ah oo ay soo saartay ...
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka tanaasulay tartanka doorashada madaxtinnimada maamulka Galmudug, isaga oo sheegay inuu la shaqeyn doono ...
Soomaaliya iyo Turkiga ayaa ku heshiiyey in la ballaariyo iskaashiga dhinacyada waxbarashada Islaamka, adeegyada diinta, Sakada iyo horumarinta Awqaafta, iyadoo dowladda Turkiga ay ballanqaadday inay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey caasimadda dalka Tansaaniya ee Daaru-salaam, halkaas oo xarun u ah Dallada Bulshada ...
Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabay deegaanka Basra, oo ku yaalla dhulka u dhexeeya gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose.
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo shirkan diiradda lagu saarayo xoojinta amniga gudaha dalka, horumarinta hay’adaha amniga iyo sidii loo ...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Urur Siyaasadeedka JSP ayaa ku guuleystay aqlabiyadda ...
Dowladda Turkiga ayaa laba markab oo ka tirsan ciidankeeda badda u soo dirtay biyaha Soomaaliya iyo gobolka Geeska Afrika, iyada oo sii kordhinaysa joogitaankeeda milatari iyo taageerada amni ee ay ...
Wararka ka imanaya Gacanka Cadmeed ayaa sheegaya in markab shidaal oo lagu magacaabo Asana laga qafaashay meel u dhow xeebaha gobolka Xadramowt ee dalka Yemen, iyadoo maamulka ilaalada xeebaha Yemen ...