Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba ...
Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba ...
Waxaa maanta magaalada Mudishu si rasmi ah looga daahfuray Nidaam casri ah oo ay hirgelintiisa iska kaashadeen bankiga Dhexe ee Soomaaliya iyo Bangiyada gaarka loo leeyahay, nidaankaas oo fududeyn ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Xeerka Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka, kaasoo loogu talagalay in lagu maareeyo arrimaha qaxootiga iyo barakacayaasha ku sugan gudaha ...
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa wacad ku maray in dowladdiisu ay dib u soo celin doonto odoyaal shalay subax laga afduubtay meel u dhow xadka Soomaaliya iyo Kenya u dhaxeeya, kuwaasi oo loo ...
Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa Muqdisho shalay ku yeeshay waddallado ku saabsan ambaqaadidda heshiiskii Ankara iyo waliba howlgalka cusub ee ciidamada Midowga Africa ee Soomaaliya ee AUSSOM.
Xalay waxaa la soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee tartanka horyaalka caanka ah ee kooxaha kubadda cagta Yurub, UEFA Champions League. Warbixin iyo falanqeyn ku saabsan sheekooyinkii xiisaha lahaa ee ...
Mas’uuliyiinta degmada Rako Raaxo ee gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegay in ugu yaraan afar qof ay dhinteen ka dib markii uu halkaasi ka dilaacay xanuun soo ritay dadka deegaanka, kaas oo aan ...
Dabaylo aad u xooggan oo riixayay dabkii qabsaday qaybo ka mid ah magaalada Los Angeles ayaa ugu dambayn hoos u dhacay habeenimadii Jimcaha, kuwaasi oo waxoogaa nasiyay kooxaha dab demiska, laakiin ...
MUQDISHO — Magaalada Muqdisho waxaa habeenkii Khamiista ee ay Jimcaha soo galeysay lagu qabtay, xaflad abaalmarinno lacageed lagu guddoon siiyay dhalinyaro isugu jiray wiilal iyo gabdho oo kaalimaha ...
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku boorriyey dowladda ku-meel-gaarka ah ee Suuriya in ay la shaqeyso isbahaysiga uu Mareykanku hoggaamiyo ee dagaalka kula jira kooxaha xagjirka ah ee ...
Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Khamiisti shalay soo saartay, waaran lagu soo xirayo 14 eedeysano oo looga shakisanyahay in ay ka danbeeyeen dil dhammaadka bishi hore degmada ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results