Sabti, Juun 20, 2026 (HOL) - In ka badan 44,000 arday ayaa u fariistay imtixaanka shahaadiga dugsiga sare ee Soomaaliya ee sanadka 2026, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada.