Munaasabad ballaaran oo lagu soo bandhigayay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aadeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qayb galeen masuuliyiin ka tirsan dowladda ...
Dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saartay dagaalladii ugu dambeeyay ee Ciidanka xoogga dalka iyo Alshabaab ku dhex maray deegaanno ka tirsan Hirshabelle. War qoraal ah oo ay soo saartay ...
Magaalada Aricaddeeye oo aas wadareed loogu sameeyay in ka badan 20 qof oo halkaas shalay lagu diley
deegaanka Aricadeeye ee gobolka Sool, kaddib markii shalay halkaas aano qabiil loogu laayay. Muuqaallo ay aragtay Warbaahinta Goobjoog ayaa muujinaya dadweyne ku howlan aas wadareed loo sameynayo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey caasimadda dalka Tansaaniya ee Daaru-salaam, halkaas oo xarun u ah Dallada Bulshada ...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka (NIEBC) ayaa maanta si rasmi ah u soo bandhigay liiska 35 urur siyaasadeed ee loo oggolaaday inay ka qayb galaan doorashooyinka ...
JABUUTI — Diyaarad aan duuliye lahayn oo nooca MQ-9 Reaper ah oo Mareykanku leeyahay ayaa la sheegay inay Axaddii ku burburtay dalka Jabuuti, sida ay qortay Warbaahinta dalka Jabuuti. Safaaradda ...
Sheekh Xamad Bin Khaliifa Aal Thaani, Amiirkii hore ee Dowladda Qatar iyo Amiirka Aabbaha, ayaa geeriyooday maanta oo ku beegan 12-ka Luulyo 2026, isagoo jiray 74 sano. Dowladda Qatar ayaa si rasmi ah ...
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka tanaasulay tartanka doorashada madaxtinnimada maamulka Galmudug, isaga oo sheegay inuu la shaqeyn doono ...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare ee sanad dugsiyeedka 2024-2025.
Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabay deegaanka Basra, oo ku yaalla dhulka u dhexeeya gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose.
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo shirkan diiradda lagu saarayo xoojinta amniga gudaha dalka, horumarinta hay’adaha amniga iyo sidii loo ...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Urur Siyaasadeedka JSP ayaa ku guuleystay aqlabiyadda ...
Results that may be inaccessible to you are currently showing.
Hide inaccessible results