Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Baargaal ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiinta degmada iyo kuwa gobolka Raascasayr. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo safar ku maraya bariga fog ee Puntland ayaa maanta gaaray degmada Baargaal ee gobolka Raascasayr. Madaxweyne Deni oo goob fagaare ah kula hadlay ...
Warbaahinta baaritaanka sameysa ee Drop Site News oo laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa warbixin ka qortay saldhigga ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaninayo ayaa maanta lagu soo dhaweeyay deegaanka Dharjaale degmada Iskushuban ee gobolka Bari, oo bar-bilow u ahaa howgalka Calmiskaad.
Taliyaha Aaga Calmiskaad G/Sare Maxamuud Shire Maxamed ayaa ka hadlay howlgallo ciidamada Puntland ka wadaan buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, halkaas oo ay ku dhuumaalaystaan ururka Daacish.
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta safar ku aaday dalka Maraykanka, isaga oo sii mari doona dalka Isutagga Imaaraadka Carabta. Qoraal ka baxay xafiiska Cirro ...
Aniga oo ah Axmed Maxamuud Cismaan, deggan magaalada Boosaaso, waxaan doonayaa inaan la wadaago ummadda Soomaaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan kuwa reer Puntland, arrin iga qabsatay E-Visa-ha dalka ka ...
Maamulka Koonfur Galbeed ee hoggaamiyo Aadan Madoobe ayaa war uu goordhaweyd soo saaray ku sheegay in la soo afjaray dagaal xoogan oo muddo dhowr saac ah ka socday magaalada Baydhabo. Maamulka Aadan ...