Marxuum Axmed Shire Xuseen oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shalay aano qabiil loogu dilay deegaanka Ceel Baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Marxuumka oo ka yimid deegaanka ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Baargaal ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiinta degmada iyo kuwa gobolka Raascasayr. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta degmada Baargaal ka dhagaxdhigay daartii uu ka arrin jiray Boqor Cismaan, taas oo hadda la sheegay in lagu sameynayo dib u dayactir, ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo safar ku maraya bariga fog ee Puntland ayaa maanta gaaray degmada Baargaal ee gobolka Raascasayr. Madaxweyne Deni oo goob fagaare ah kula hadlay ...
Warbaahinta baaritaanka sameysa ee Drop Site News oo laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa warbixin ka qortay saldhigga ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaninayo ayaa maanta lagu soo dhaweeyay deegaanka Dharjaale degmada Iskushuban ee gobolka Bari, oo bar-bilow u ahaa howgalka Calmiskaad.
Taliyaha Aaga Calmiskaad G/Sare Maxamuud Shire Maxamed ayaa ka hadlay howlgallo ciidamada Puntland ka wadaan buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, halkaas oo ay ku dhuumaalaystaan ururka Daacish.
Aniga oo ah Axmed Maxamuud Cismaan, deggan magaalada Boosaaso, waxaan doonayaa inaan la wadaago ummadda Soomaaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan kuwa reer Puntland, arrin iga qabsatay E-Visa-ha dalka ka ...
Maamulka Koonfur Galbeed ee hoggaamiyo Aadan Madoobe ayaa war uu goordhaweyd soo saaray ku sheegay in la soo afjaray dagaal xoogan oo muddo dhowr saac ah ka socday magaalada Baydhabo. Maamulka Aadan ...
A temporary EVC Plus outage disrupted everyday payments in Somalia and affected people abroad sending money through linked services. The incident is a reminder that cash remains an important backup ...
Hal qof ayaa ku dhintay howlgal ay maanta Puntland ku qaaday todobada nin oo ka tirsan kooxdii Burcad-badeedda ee lacagta madaxfurashada ka qaatay markabkii Turkiga u rarnaa ee Lutuf, kuwaas oo ku ...