The Somali media industry has continued to grow with the emergence of professionals dedicated to television, journalism, and digital storytelling. Among these professionals is Jaabir Isse, the ...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping uu ku raacay in Tehran ay tahay inay dib u furto marin-biyoodka Strait of Hormuz, inkastoo Shiinaha aanu muujin ...
Dalka Koofur Afrika ayaa noqday waddanka ugu horreeya 10ka Dal ee Caalamka ee dhoofiya Liin Macaanta, waxaana sanadkii lasoo dhaafay dalkaas uu dhoofiyay 2.9 Milyan oo tan sida lagu sheegay Warbixin ...
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Daraawiishta Jubbaland ay howlgallo ka wadaan deegaanno hoos ...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa magaalada Baydhabo ka wada kulamo xiriir ah oo looga hadlayo dib u heshiisiinta iyo amniga deegaannada dowlad goboleedka Koofur ...
Wafdi heer sare ah oo ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Wafdigan oo ka kooban mas’uuliyiin ...
Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shide ayaa ugu baaqay shacabka iyo shirkadaha shidaalka inay tashiilaan ama ay yaryareeyaan, maadaama aan la garanayn inta ay socon doonto dhibaatada ku timid ...
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si buuxda gacanta ugu dhigay Deegaanka Xawaadleey ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle, Ciidanka ayaa dhowr jid ka galay ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay dib u celisay diyaarado waday Ciidamada hubaysan oo kasoo duullay Garoowe & Kismaayo isla markaana hordhac u ahaa Siciid Deni iyo Axmed Madoobe.
Puntland ayaa soo bandhigtay maxaabiista ajaanibta ah ee argagixisada Daacish looga qabtay howlgalka Calmiskaad, kuwaas oo u kala dhashay dalala Turkiga, Sacuudiga, Itoobiya, Morooko, Yemen, Siiriya ...
Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa ka hadlay dagaalkii caawa ka dhacay saldhigga dhexe ee Garowe, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Guddoomiye Cabdiraxmaan oo shir jaraa’id ...
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa Axaddii sheegay in Türkiye ay “si dhow” ula socoto horumarada ka socda Yemen iyo Soomaaliya, kadib markii uu khadka telefoonka kula hadlay dhaxal ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results