Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa labadii toddobaad ee u dambeeyay hawlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahaan Daaru-nimca iyo Tawakal, sida ...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya (NISA) ayaa sheegtay in ciidamadeeda oo taageero ka helaya saaxiibada caalamka, ay 12-kii Agoosto howlgal qorsheysan ka fuliyeen degmada Maxaas ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Xoghaynta Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda ...
Dowladda Turkiga ayaa laba markab oo ka tirsan ciidankeeda badda u soo dirtay biyaha Soomaaliya iyo gobolka Geeska Afrika, iyada oo sii kordhinaysa joogitaankeeda milatari iyo taageerada amni ee ay ...
Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabay deegaanka Basra, oo ku yaalla dhulka u dhexeeya gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose.
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo shirkan diiradda lagu saarayo xoojinta amniga gudaha dalka, horumarinta hay’adaha amniga iyo sidii loo ...
Muqdisho, 13 Agoosto 2026 — Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare ee Qaranka ayaa la filayaa in la shaaciyo Sabtida, 15-ka Agoosto 2026, iyadoo kumannaan arday iyo waalidiin ah ay si weyn ...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga fasalka 8aad ee sanad-dusgsiyeedka 2025/2026. Sida lagu sheegay ...
Ciidanka deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay inay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyeen deegaan ka tirsan gobolka, halkaas oo ay sheegeen inay ku dhuumaaleysanayeen ...
Shabeellaha Hoose: Howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka ayaa goor dhow ka dhacay deegaanka Daniga Baalow ee ...
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka u gudbisay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Golaha Culimada Soomaaliyeed, ...
Koox hubeysan ayaa la wareegtay markab xamuul ah oo marayay Gacanka Cadmeed, waxaana markabka loo leexiyay dhanka Soomaaliya, sida ay xaqiijisay Hay’adda Hawlgallada Ganacsiga Badda ee UK (UKMTO).