Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo shirkan diiradda lagu saarayo xoojinta amniga gudaha dalka, horumarinta hay’adaha amniga iyo sidii loo ...
Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabay deegaanka Basra, oo ku yaalla dhulka u dhexeeya gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose.
Shabeellaha Hoose: Howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka ayaa goor dhow ka dhacay deegaanka Daniga Baalow ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Belgrade ee dalka Serbia, halkaas oo si diiran loogu soo ...
Dowladda Turkiga ayaa laba markab oo ka tirsan ciidankeeda badda u soo dirtay biyaha Soomaaliya iyo gobolka Geeska Afrika, iyada oo sii kordhinaysa joogitaankeeda milatari iyo taageerada amni ee ay ...
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka u gudbisay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Golaha Culimada Soomaaliyeed, ...
Ciidanka deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay inay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyeen deegaan ka tirsan gobolka, halkaas oo ay sheegeen inay ku dhuumaaleysanayeen ...
Maamulka Dhuusamareeb Oo Soo Saaray Go’aanno Ku Saabsan Bilicda Magaalada Iyo Dhismayaasha Laamiga
Maamulka dowladda hoose ee magaalada Dhuusamareeb, xarunta dowlad-goboleedka Galmudug, ayaa soo saaray go’aanno iyo amarro cusub oo lagu hagaajinayo bilicda guud ee magaalada, gaar ahaan dhismayaasha ...
Koox hubeysan ayaa la wareegtay markab xamuul ah oo marayay Gacanka Cadmeed, waxaana markabka loo leexiyay dhanka Soomaaliya, sida ay xaqiijisay Hay’adda Hawlgallada Ganacsiga Badda ee UK (UKMTO).
Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay waqooyiga Kenya, kadib markii helicopter dalxiis ah uu ku burburay deegaanka Samburu County, iyadoo dhammaan dadkii saarnaa ay dhinteen.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Pakistan u fadhiya Soomaaliya, Aqsa Nawaz, iyadoo kulanka diiradda lagu saaray xoojinta ...
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in laba wiil oo xoolo-dhaqato ah ay dileen mid ka mid ah horjoogayaasha Al-Shabaab ee sida weyn uga howlgali jiray gobolka Shabeellaha Dhexe.
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results