Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo shirkan diiradda lagu saarayo xoojinta amniga gudaha dalka, horumarinta hay’adaha amniga iyo sidii loo ...
Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabay deegaanka Basra, oo ku yaalla dhulka u dhexeeya gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose.
Shabeellaha Hoose: Howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka ayaa goor dhow ka dhacay deegaanka Daniga Baalow ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Belgrade ee dalka Serbia, halkaas oo si diiran loogu soo ...
Dowladda Turkiga ayaa laba markab oo ka tirsan ciidankeeda badda u soo dirtay biyaha Soomaaliya iyo gobolka Geeska Afrika, iyada oo sii kordhinaysa joogitaankeeda milatari iyo taageerada amni ee ay ...
Ray Dalio waa maalgashade bilyaneer ah, oo reer Maraykan ah. Sida oo kale waa qoraa caan ah oo wax ka qora arrimaha ganacsiga, nolosha iyo siyaasadda. Isaga oo kaashanaya khibraddiisa dhanka ...
Musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee hoggaanka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, ayaa soo dhaweeyay go’aanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ee ku aaddan ...
Qof lagu magacaabo Farxaan Ibraahin Abshir ayaa dhaawac fudud ka soo gaaray garabka kadib markii xabad si lama filaan ah uga dhacday qori uu watay mid ka mid ah askarta ka howlgasha Saldhigga ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tegay Taliska Ciidanka Badda Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho, isagoo ku baaqay in la ...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga fasalka 8aad ee sanad-dusgsiyeedka 2025/2026. Sida lagu sheegay ...
MUQDISHO — Xafiiska Hab-dhowrka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray liiska 20 Senator oo ka maqnaa kulankii 1-aad ee Kalfadhiga 8-aad ee Aqalka Sare, kuwaas oo, sida lagu ...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha, oo ay soo ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results