Warbaahinta baaritaanka sameysa ee Drop Site News oo laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa warbixin ka qortay saldhigga ...
Sidoo kale madaxweyne Xasan Sheekh ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Serbia waxaa la sheegay in uu kulan la qaadan doonaa ...
Turkish and Somali forces have freed a cargo ship held captive by pirates off the coast of Somalia’s semi-autonomous Puntland ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Burcad-badeedda ay ka dambeeyaan dalal shisheeye oo doonaya in ay gurtaan khayraadka badda Puntland. Wuxuu sheegay in aysan Puntland ...
Dhulgariir cabbirkiisa lagu qiyaasay 6.0 Magnitude ayaa xalay saqdhexe ka dhacay biyaha Soomaaliya, gaar ahaan xeebaha degmada Caluula ee bariga Puntland. Hay’adda Cilmi-baarista Juqraafiyeed ee ...
The 2023 Laascaanood conflict was the longest and most debilitating conflict in Somalia since 1991, lasting more than six ...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay shirkoodii todobaad laha ahaa ayaa ansixiyay labo heshiis oo dowladda la gashay dalka Muritaaniya, kuwaas oo kala ah wada-tashiyo ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay ku hoyday Garacad ayaa maanta kormeer ku tagay dekedda, isagoo xarigga ka jaray dhismaha kaydinta badeecadaha, isla markaasina kormeeray jenbiga ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta booqasho ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dowladda dalkaas, sida lagu sheegay qoraal ...
Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in uu aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ee lagu laalay natiijada doorashadii isku-sidkanayd ee golaha deegaanka iyo wakiillada ee ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta gaaray deegaanka Dhinowda ee koonfur bari gobolka Mudug, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Deni ayaa uga mahadceliyey ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results